Cabsi Caawa Ka Aloosan Jiidaha Hore iyo Ciidamo Weerar Lagula Beegsaday Laamiga Dheere (DAAWO).

Puntlandnews.net (Nairobi)-Wararkii ugu dambeeyey ee aanu caawa ka helayno furimaha dagaalka ayaa sheegaya in cabsi xoogan ay caawa halkaasi ka aloosan tahay lagana dareemayo dhaqdhaqaaq ciidan iyo guur guuris ciidamadu samaynayaan.

Dhaqdhaqaaqyadaan cusub ayaa yimid kadib markii gelinkii dambe ee maanta weerar culus lagu qaaday ciidamo ku sugnaa goob aaan ka dheerayn isla markaana qaadayey wadada dheer ee laamiga ah iyadoona weerarkaasi uu khasaare sababay.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Post Comment