DAAWO | Falanqeynta:- Qaabkii Juventus udubatay United & Sababihii keenay Guuldarada Man Utd

Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal kusoo dhawaada Xubintan kamid ah Xubnaha falanqeynta maalin laha ee aad Boggeena uga barateen.

Xubintan waxaan kusoo qaadan doona  Qaabkii Juventus udubatay United & Sababihii keenay Guuldarada Man Utd

Man Utd ayaa qaab ciyaareed liita kula ciyaartay Juventus garoonka Old Traford waliba si aan marna qiil laheyn.

2 thoughts on “DAAWO | Falanqeynta:- Qaabkii Juventus udubatay United & Sababihii keenay Guuldarada Man Utd

Post Comment