DAAWO-Gabar Soomaaliyeed oo Ninkeeda u Qarisay HIV-AIDS Kana Hadashay Sababta.

Puntlandnews.net (Nairobi)-Cudurka HIV-AIDS waa dilaa halis ah oo siweyn aduunyada saamayn ugu yeeshay isla markaana majiro ilaa hadda wax dawo ah oo loo helay cudurkaasi marka laga yimaado dawooyin kaalmaati ah.

Haddaba maanta waxaan idiin haynaa haweeney Soomaaliyeed oo ninkeeda u qarisay inuu ku dhacay ayna la nooshahay xanuunka HIV-AIDS waxaana ay faahfaahin ka bixisay sababaha keenay inay ninkeeda xanuunkaasi halista ah u qariso.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Post Comment