DAAWO-Isimadii & Odayaashii Buuhoodle oo Ku Dhawaaqay Inay Ciidankooda Sool u Dareersanayaan & Dagaalkii Ugu Cuslaa..

Puntlandnews.net (Buuhoodle)-Odayaasha dhaqanka, Isimada iyo waxgaradka magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa kulan xasaasi ah oo ay ku yeesheen gudaha magaalada Buuhoodle waxa ay kaga dhawaaqeen war culus.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Warkaan ka soo baxay odayaasha iyo isimada gobolka Cayn gaar ahaan magaalada Buuhoodle ayaa waxa uu salka ku hayaa xaaladda gobolka Sool, dagaalada ka soo cusboonaaday gobolkaasi, duulaanka Somaliland iyo arrimo kale oo quseeya xaaladda mandaqadda.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Post Comment