DAAWO-Mid Kamid ah Isimadii ugu Caansanaa Puntland oo Dhuumaalaysi Kujira iyo Beeshiisa oo Kalsoonida Kala Noqota Kana Baadi Goobaysa…

Puntlandnews.net (Garoowe)-Mid kamid ah beelaha degan deegaamada Puntland gaar ahaan gobolada Karkaar, Bari iyo Nugaal ayaa ku dhawaaqday inay kalsoonida kala laabatay mid kamid ah isimadii deegaamada Puntland oo beeshaasi ka soo jeedey.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Beesha oo warbaahinta la hadashay ayaa soo bandhigtay eedaymo ad adag oo ay u adeegsatay sababaha keenay inay kalsoonida isinimada kala laabato isinkeeda iyo qodobo kale oo la xiriira xaaladda xilligaan beeshu ay ku sugan tahay.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Post Comment