DAAWO-Ra’iisul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya oo Lagu Soo Dhoweeyey Hargaysa Kuna Dhawaaqay.

Puntlandnews.net (Hargaysa)-Magaalada Hargaysa oo xarun u ah maamulka gooni goosiga ah ee Somaliland ayaa waxaa si diiran loogu soo dhoweeyey mid kamid ah ra’iisul wasaarayaashii Soo maray wadanka Soomaaliya isla markaana siweyn looga yaqaan masraxa siyaasadda.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe iyo masuuliyiin kale oo katirsan xisbiyada mucaaradka ah ee Somaliland ayaa ra’iisul wasaaraha ku soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargaysa.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Post Comment