DHEGAYSO-Masuuliyiin Xilal Ka Soo Qabtay Puntland iyo Siyaasiyiin Ku Wajahan Jiidaha Dagaalka Kana Nixiyey Muuse Biixi.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Qaar kamid ah siyaasiyiinta ugu caansan deegaamada Puntland gaar ahaan kuwa ka soo jeeda gobolka Sool iyo xubno horay xilal sarsare uga soo qabtay dowladda Puntland ayaa ku dhawaaqay war ku aadan dagaalada gobolka Sool.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Siyaasiyiinta oo la hadlay warbaahinta ayaa ku dhawaaqay inay ku wajahan yihiin furimaha dagaalka ee gobolka Sool, waxaana ay digniin adag u direen maamulka Somaliland ee uu hogaanka u hayo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo Puntland ay siweyn isu hayaan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Post Comment