VIDEO-Hub Urursi Ka Bilowday Gudaha Somaliland iyo Muuse Biixi oo Isugu Yeeray Oday Dhaqameed Una Sheegay Inaysan..

Puntlandnews.net (Hargaysa)-Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka deegaamada maamulkaasi uu hadda gacanta ku hayo isla markaana sida weyn loogaga banaan baxayey.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Kulankaan ayaa waxaa looga hadlayey sidii odayaasha beelahaasi ay heshiis ula geli lahaayeen Madaxweyne Muuse Biixi kadib markii deegaamada odayaashaasi ka soo jeedaan uu ka bilowdayu hub urursi iyo dhaqdhaqaaqyo xoogan oo ka dhan ah Maamulkaasi.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Post Comment