Wararkii Ugu Dambeeyey ee Dagaalada Dhummay iyo Malayshiyaadkii Dagaalamay oo Saaka..

Puntlandnews.net (Laascaanood)-Xiisad u dhexaysa beelo oodwadaag ah ayaa weli laga dareemayaa deegaanka Dhummay ee gobolka Sool.

Malayshiyaadka labada beelood oo Ku hubaysan noocyada kala duwan ee hubka ayaa lagu arkayaa deegaamadii lagu dagaalamayey maalmihii la soo dhaafay, taasi oo weli abuuraysa cabsi dagaal.

Waxaa socda dedaalo lagu doonayo in lagu qaboojiyo dagaalka isla markaana xabad joojin deg deg ah lagaga hirgelinayo deegaanka Dhummay ee koonfurta gobolka Sool.

In ka badan 50 ruux ayaa Ku dhintay Ku dhowaad boqol kalena dhaawacyo kala duwan ayaa ka soo gaarey dagaalkii ugu dambeeyey ee ka dhacay

Post Comment