AKHRISO-Madaxda Somalia, Itobiya iyo Eritrea oo Ku Dhawaaqay War Ka Nixiyey Hargaysa,”Soomaaliya Lama Kala Jari Karo”.

Puntlandnews.net (Nairobi)-Magaalada Bahra dar ee Gobalka Amxaarada Dalka Itoobiya ayaa waxaa maanta lagu soo afmeeray shir madaxda dalalka Itoobiya, Soomaaliya iyo Eritrea uga socdey saacadaihii ugu dambeeyey.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa shirkooda labaad diiradda ku saaray is bedeladii taariikhiga, nabadda iyo is dhex galka Gobolka Geeska Afrika.

War murtiyeed.Hogaamiyeyaasha wadamada Soomaliya,Ethiopia iyo Eritrea ayaa ku heshiiyay in la ilaaliyo
madaxbanaanida iyo wadajirka Dhul ahaaneed ee Soomaaliya Arrintani sidee ayay u Saamayn Doontaa
Somaliland

AKHRISO

Post Comment