AKHRISO-Madaxweynaha Puntland oo Isugu Yeeray Golihiisa Wasiirada Kuna Dhawaaqay War Culus.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa maanta oo khamiis ahayd waxaa kulan xasaasi ah kuyeeshay golaha wasiirada dowladda Puntland, xilli Puntland ay kujirto xaalad xasaasi ah.

Shirka golaha wasiirada oo uu shir gudoominayey madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlayey arrimaha ammaanka, joojinta deegaamaynta cusub, siyaasado horyaal iyo arrimo kale.

AKHRISO

Post Comment