DAAWO-Nimcaan Hillaac oo Hees u Soo Qaaday Puntland Xilli La Joojiyey Shawgiisii Boosaaso.

Puntlandnews.net (HARGAYSA)-Muddooyinkii ugu dambeeyey deegaamada Puntland waxaa ku sugnaa fanaanka caanka ah ee Nimcaan Cabdiraxmaan Hillaac oo siweyn looga yaqaan deegaamada ay Soomaalidu degto.

Nimcaan Hillaac ayaa damacsanaa inuu bandhig faneed ku qabto magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, wuxuuse noqday mid aan u hirgelin kadib kacdoon kaga yimid culimada magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Nimcaan Hillaac ayaa soo qaaday hees uu ku ammaanayo Puntland gaar ahaan sida ay dadka Sooamaliyeed u soo dhoweysey ayna ugu siman yihiin, hidaha soo jireenka ah ee dhanka isimada iyo horumarada kale ee ay ku tallaabsatay.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO HEESTA

Post Comment