DAAWO-Somaliland oo Ciidankii Ugu Badnaa Soo Dhoobtay Tukaraq iyo Muuse Biixi oo Amray.

Puntlandnews.net (Laascaanood)-Wararkii ugu dambeeyey ee aanu hadda ka helayno deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in maamulka Somaliland uu soo dhoobay ciidamo aad u tiro badan.

Ciidamadaani oo ku gaashaaman gaadiidka dagaalka ayaa lageeyey Tukaraq si ay u xoojiyaan ciidamadii horey ugu sugnaa, waxaana la sheegay inay ka soo bexeen inta u dhexaysa Laascaanood iyo Tukaraq.

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafti uu hogaaminayo ayaa dhowaan gaarey deegaanka Tukaraq waxaana uu amar siiyey saraakiisha hogaaminaysa ciidamada maamulka Somaliland.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Post Comment