DEG DEG-Cuqaashii Burco oo Qaatay Go’aan Ka Dhan ah Maamulka Muuse Biixi Kuna Dhawaaqay..

Puntlanndews.net (Garoowe)-Cuqaasha iyo waxgaradka gobolka Togdheer oo warbaahinta kula hadlay xarunta gobolkaasi ee Burco ayaa ku dhawaaqay war ka dhan ah madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Cuqaasha ayaa kulankooda siweyn ugu gorfeeyey xaaladda Somaliland ku sugan tahay guud ahaan, xaaladda gobolka waxaana ay dhaliilihii ugu cuslaa u jeediyeen madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo xukuumaddiisa.

Waxa ay ku hanjabeen inay go’aamo adag qaadan doonaan haddii xaaladdu ay sidaan ku sii socoto isla markaana ay qorshayaal gaar ah la imaan doonaan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Post Comment