DEG DEG+AKHRISO-Puntland oo War Ka Soo Saartay Guushii Ilhaan Cumar ee Doorashada Maraykanka.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Ilhaan Cumar oo ah muwaadinad Soomaaliyeed oo ka soo jeeda deegamada Puntland ayaa shalay ku guulaysatay kamid noqoshada aqalka congresska ee wadanka Maraykanka, noqotayna Soomaaligii ugu horeeyey ee heerkaasi gaara.

Haddaba dowladda Puntland oo ah halka ay asal ahaan Ilhaan ka soo jeedo ayaa war ka soo saartay guushii ay gaartay Ilhaan Cumar, waxaana war ka soo baxay aqalka madaxtooyada dowladda Puntland lagu cabiray dareenka dowladda iyo shacabka Puntland.

AKHRISO

Post Comment