DEG DEG+VIDEO-Wasiiro iyo Saraakiishii Ugu Badnayd ee Ciidan oo ka Baxay Hargaysa Kuna Wajahan.

Puntlandnews.net (Hargaysa)-Wararkii ugu dambeeyey ee aanu xilligaan ka helayno magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi ay ka amba bexeen saraakiil ciidan iyo xubno katirsan golaha wasiirada maamulkaasi.

Waftigaani ayaa waxaa hogaaminaya wasiirka wasaaradda caddaaladda xukuumadd uu hogaamiyo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, waxaana weheliya xubno katirsan xukuumadda iyo saraakiil katirsan ciidamada mamulkaasi.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Post Comment