LAYAABKA ADUUNKA-Qoys Dhan oo Laguha iyo Gacmaha Ku Soconaya iyo Turkiga oo Laga Kala Cararay.

 Puntlandnews.net (Nairobi)-Sanad walba aduunyada waxaa lagu arkaa arrin aad loola yaabo waxaana todobaaddadii ugu dambeeyey adduunka aad looga hadal hayaa qoys ka duwan dadka intiisa kale oo kunool dalka Turkiga.

Qoyskaan ka yaabiyey adduunka ayaa waxa ay ka kooban yihiin 7 qof waxaana 5 kamid ah ay yihiin kuwa ka duwan dadka intiisa kale isla markaana ku soconaya lugaha iyo gacmaha sidii daanyeerada oo kale, maadaama aadanuhu ku socdo lugaha oo kaliya.

Qoyskaan oo ka kooban Saddex dumar ah iyo labo wiil ayaa waxaa labada waalid ee dhalay ay yihiin dad caadi ah oo ku socda labadooda lugood oo kaliya, waxaana arrintaani ay layaab ku noqotay kumaan qof oo kunool aduunka dacaladiisa.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

One thought on “LAYAABKA ADUUNKA-Qoys Dhan oo Laguha iyo Gacmaha Ku Soconaya iyo Turkiga oo Laga Kala Cararay.

Post Comment