Sawirro-Khasaaraha Qaraxyadii Muqdisho oo Kordhay iyo Weriyayaal Reer Puntland ah oo Qolkooda Loogu.

Puntlandnews.net (Muqdisho)-Waxaa sii kordhaaya tirada khasaaraha ka dhashay qaraxyo ismiidaamin ah oo galabta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Hotelka Saxafi iyo agagaarka Xarunta CID.

Goobjoogayaal ayaa sheegaya in dadka dhintay ay ka badan yihiin 15 ruux oo ahaa dad rayid ah oo ahaa dadkii wadada marayay.

Xogihii ugu dambeeyey sidaan horay idinku sheegnay ayaa sheegaya in dadka Dhintay uu Ku jiro Mulkiilihii Hotelka Saxafi, oo aabihiis Weerarkii 1-Nev-2015 Al-Shabaab Ku Qaaday Hotelkan lagu dilay.

Hotel ka soo horjeeda hotelka qaruxu ka dhacay ee Saxafi waxaa deganaa weriyayaal reer Puntland ah oo markii qaruxu dhacayey ku sugnaa xarunta, waxaana mid kamid ah uu soo faafiyey sawirrada qolkiisa oo ku soo dumey.

SAWIRRO

3 thoughts on “Sawirro-Khasaaraha Qaraxyadii Muqdisho oo Kordhay iyo Weriyayaal Reer Puntland ah oo Qolkooda Loogu.

  1. Waxaan ka codsan shacabka Somalia:
    1.in LA joojiyo dhamaan dagaalada iyo dhadhawaaqa colaadeed ee Somaliaya gudaheeda ka Kira.
    2. Somalia inay dhisata Ciidamo xoogleh iyo cadad oo si cad uga hortaga Ethiopia iyo arrimaha ay doonayso inay ka samayso Badda India taasoo gala galkeedu yahay Duulaan Somalia Ku jeeda OK bad iyo biri looga qaado.

    3. Waa lagama maarmaan dhismaha ciidan barred iyo mi biri oo dalka kadaafici kara
    Weerar Ethiopia.
    4. Ethiopia xaq umalaha inay beese ciidan badeed Ku yeelato Biyaha aduunka, man’s
    Jiro sharci u ogol, China ayaa doonin inay arintaas kasuubiyaan biyaha Badda India
    China horay arin lamid fulisay.
    5. Dalka Puntland, halis ayaa Ethiopia uga soo socota, ciidan hubaysan ayaad ubaahan tahay, iyo wada shaqaynta Ciidamada Somalia.
    6. Farmajo wuu ka hurdaa , arimaha Cadawga Ethiopia wato.

    Reply
  2. Ethiopia is bringing war and conflict in Indian Ocean, if China built an Ethiopian army base in Indian Ocean , this will bring international conflict, not just between Somalia and Ethiopian , but international conflict, such a base will be a dumping point of nuclear waste, it will a base of military force intended to capture Somalia Sea ports, it will be used by China in any international conflict, it will be a base intended to gather information , and to control international sea movements in Peace and in war, it will be used to spy and control what is moving to Somalia in and out, specially military equipments if Ethiopia is thinking about what they had said.
    It is not a wisdom for Ethiopia to Seek Sea ways , while it has no Sea, but this is an start of act of war and conflict , what I do not know is how far China will go with Ethiopia about this issue.
    Ethiopia is a deaf man who can not understand who want to create a Sea for Ethiopia
    Which is not exist.
    I warn Somalia and Farmajo about the continuation of situation in Somalia and the ambition of the deaf man In Ethiopia.
    China will once again be complained of international water involvement.

    Reply
  3. I want every Somali to stop killing another Somali and to stand to defend Somalia
    Sea and Land.
    Allah will be with us, the United States Of Somalia (USS), be united, be peaceful ,be Strong, be the security of your own country.

    Reply

Post Comment