Sawirro+Magacyada-Masuuliyiin iyo Xildhibaan Ku Dhintay Qarax Muqdisho Ka Dhacay.

Gaari nooca raaxadda ah oo lagu soo xiray waxyaabaha Qarxa ayaa ku qarxay Iridda Hore ee Maqaayadda London Gate oo ku taalla meel u dhow Beerta Nabadda ee Magaalada Muqdisho.

Gaariga qarxay waxaa lahaa Xildhibaan Cabdiweli Maxamed Ibrahim oo ka mid ahaa xildhibaannada Hirshabeelle, islamarkaana ku dhintay Qaraxaasi oo loogu xiray gaarigiisa.

Waxaa sidoo kale Qaraxa ku dhintay Darawalkii waday gaariga, Hal qof oo kale ayaa la xaqiijiyay in uu ku dhaawacmay Qaraxaasi uu ku dhintay Xildhibaan Cabdiweli Maxamed Ibrahim oo ka mid ahaa xildhibaannada Hirshabeelle.

SAWIRRO

One thought on “Sawirro+Magacyada-Masuuliyiin iyo Xildhibaan Ku Dhintay Qarax Muqdisho Ka Dhacay.

Post Comment