VIDEO-Bandhig Maxamed BK Ku Qabayey Boorama oo Halmar Isu Bedeley Dagaal iyo Rabsho.

Puntlandnews.net (Hargaysa)-Heesaaga caanka ah ee Maxamed BK ayaa qalalaase kala kulmay bandhig faneed uu ku qabanayey magaalada Boorame ee xarunta gobolka Awdal kana mid ah deegaamada Somaliland Maamusho.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO WIXII DHACAY

Xaflad bandhig faneedkii uu qabanayey Maxamed BK oo ahayd mid aad oosoo agaasimey ayaa rabsho ku dhammaatay waxaana madashu ay noqotay goob fawdo iyo qalalaase xoogan uu ka socdo lagana fatuudey hesihiisii.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO WIXII DHACAY

Post Comment