Video-Ciidamo Iyo Gaadiid Dagaal Ee Ugu badnaa Oo Itoobiyaan Ah Ayaa Gaaray Deegaanka Dhumay

Ciidamada Liyuu Police ee Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya oo gurmada soo gaarsiiyay dadkii ka barakacay beelihiii walaalaha ahaa ee ku dagaalamay deegaanka Dhumay.

Dadka Ka Barakacay dagaalka ayaa ku sugnaa deegaanka Dharkeen-Geenyo ee Gobalka Sool, Deeqdan ayaa waxaa soo diray madaxweynaha Dawlada Deegaanka isagoo ugu tala galay dadka ku bara kacay dagaalka ka dhacay Deegaanka Dhumay.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA 

Post Comment