VIDEO-Ilhaan Cumar oo Rikoor u Dhigtay Maraykanka Kana Yaabisay Donald Trump oo ay Weerar.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Ilhan Cumar oo ah muwaadin Somali-American ah ay ayaa waxa ay noqotay qofkii ugu horeysay oo Somali-American ah, iyadoo qaxooti ahna timaada Maraykanka oo ku fariisatay kursiga aqalka Kongresska dalka Maraykanka.

Ilhan Cumar oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga ayaa ka guuleysatay Jeniifer Zielinski oo Jamhuuri ah Doorasho 6-dii bishan (Shalay) ka dhacday ee dalka Maraykanka.

Ilhan oo 36 sano jir ah ayaa horey u sheegtay in ay u tartamayso kursigan si ay u xaqiijiso in la dhimo dadka halganka ugu jira nolosha, waxayna timid dalka Maraykanka iyadoo 12 jir ah kaddib markii ay ka soo carareen qoyskeeda dagaalada sokeeye ee dalka Soomaaliya.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

One thought on “VIDEO-Ilhaan Cumar oo Rikoor u Dhigtay Maraykanka Kana Yaabisay Donald Trump oo ay Weerar.

Post Comment