VIDEO-Kandoon Ka Bilowday Gudaha Somaliland iyo Muuse Biixi oo Hadda Hargaysa Looga Dhaartay,”Dhulkii iyo Khayraadkayagii”.

Puntlandnews.net (HARGAYSA)-Muddooyinkii ugu dambeeyey deegaamada Somaliland waxaa ka socdey dhaqdhaqaaqyo caddaalad doon ah oo bulshada kunool deegaamadaasi ay kaga soo horjeedaan xukuumadda uu hogaamiyo madaxweyne Muuse Biixi.

Maagaalooyin katirsan Somaliland ayaa hadda lagaga dhawaaqay hanjabaad ka dhan ah Muuse Biixi waxaan la sheegay inuu beelo gaar ah siiyey khayraadkii, xilalkii iyo dhammaan wixii lagu aaminey ee ay wada lahaayeen dadka kunool deegaamadaasi.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Post Comment