VIDEO-Madaxweyne Gaas oo Hadda War Culus Ku Dhawaaqay Kadib Kulan 6 Saac Socdey Go’aanna Ku Gaarey..

Puntlandnews.net (Garoowe)-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo gabal gaabkii warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah.

Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka warbixiyey kulan in ka badan 6 saac maanta ka socdey aqalka madaxtooyada iyo qodobada ugu muhiimsan ee ka soo baxay kulamadaasi oo ahaa kuwa xasaasi ah aadna loo hadal hayey.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Post Comment