VIDEO-Ololihii Doorashada Puntland oo Gaarey in Qabuuraha Laga Ducaysto & Musharax Qabrigii Cabdullaahi Yuusuf Kaga Dhawaaqay

Puntlandnews.net (Galkacyo)-Murashaxa Madaxwaynaha Puntland Maxamuud Khaliif Jabiye ayaa booqday qabriga Eebe ha u naxariisto Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Cabdillaahi Yuusuf.

Musharaxa ayaa marka uu dul tagay qabriga Madaxweynihii hore marxuum Cabdillaahi Yuusuf u duceeyay halkaasina khudbad dardaaran ah ugu jeediyay wafdigii la socday.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA 

Post Comment