VIDEO-Puntland oo Lagaga Inay Laascaanood Ka Dhisayso Jaamacad Ciidan iyo Garoon Weyn 6 Biloodna Ku Qabanayso.

Puntlandnews.ent (Garoowe)-Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxaa muddo 11 sano ah gacanta ku haya maamulka Somaliland, waxaana ilaa waqtigaasi ololaha doorashada Puntland xoraynteeda kugalay dhowr madaxweyne oo aan waxba ka qaban.

Ciidamada difaaca Puntland iyo kuwa Somaliland ayaa ilaa bilowgii sanadkaan 2018 isku horfadhiya deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo dhowr jeer dagaalo ku dhexmareen waxaana la sheegay inay tahay xilligii ugu dhowaa ee Puntland aadayso Sool.

Haddaba iyadoo ay taasi jirto ayaa Puntland looga dhawaaqay soo celinta magaalada Laascaanood muddo dhowr bilood ah iyo dhismaha saldhiggii ciidan ee ugu weynaa iyo garoonka diyaaradeed ee ugu weyn Puntland oo laga dhisayo magaalada Laascaanood.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Post Comment