VIDEO-Puntland oo Qaaday Tallaabo Khalkhal Gelisey Somaliland Kana Farxisay Bah-ararsame iyo Qayaad.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Magaalada Garoowe waxaa lagu qabtay shir looga hadlayey dhibaatada ka dhalatay dagaal Beeleedyada Gobolka Sool, iaydoona ay ka qaybgaleen xubno kamid ah Culimaa’udiinka iyo Wasiirada Puntland.

Waxaa gabagabadii shirka dhammaan dhinacyadii ka qaybgalay ay isku raaceen in gurmad ballaaran loo fidiyo dadkii ku barakacay dagaalka Dhummay isla markaana dibu dejin loo sameeyo.

In ka badan 5000 oo qoys ayaa lasheegay inay ku barakeceen dagaal beeleedyada ka dhacay deegaanka Dhumay,Puntland ayaa dadaal ugu jirta sidii Dadkii deegaanka Dhumay ka barakacay kaalmo bini-adanimo loo gaarsiin lahaa.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Post Comment