VIDEO-Shacabka Laascaanood oo Ka Farxiyey Puntland Farriin Culusna u Diray Muuse Biixi.

Puntlandnews.net (Laascaanood)-Xilli muddooyinkii ugu dambeeyey ay sii kordhaysay xiisadda u dhexaysa maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa waxaa markaan afka furtay shacabka kunool magaalada Laascanaood.

Qaybaha kala duwan ee bulshada kunool magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa ku dhawaaqay war culus waxaana ay farriimo culus warbaahinta u marsiiyeen madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Farriimahaan ka soo yeeray shacabka magaalada Laascaanood ayaa waxaa ka faa’iidaysan kara maamulka gobolka iyo kan degmada Laascaanood ugu magacaaban Puntland si loo sii kordhiyo taageerada shacabka ee Puntland.

HALKAAN RIIX SI AAD UD AAWATO MUUQAALKA

Post Comment