VIDEO-Somaliland oo Ku Dhawaaqday Toogashada Maxaabiis Badan Ma Kujiraan Kuwii Tukaraq.

Puntlandnews.net (Hargaysa)-Maamulka Somaliland ee fadhigiisu yahay magaalada Hargaysa ayaa shaaca ka qaaday in maxkamadayn iyo dacwado kala duwan oo la soo oogey kadib ay xukumo culus oo dil ah ku fulin doonaan maxaabiis tiro badan.

Xeer ilaaliyaha guud ee maamulka Somaliland oo warfidiyeenka qaar kula hadlay magaalada Hargaysa ayaa soo bandhigay tirada maxaabiista ay toogan doonaan xilli ay soo baxayeen xukumo lagu rido maxaabiis lagu qabtay jiidaha hore.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

2 thoughts on “VIDEO-Somaliland oo Ku Dhawaaqday Toogashada Maxaabiis Badan Ma Kujiraan Kuwii Tukaraq.

  1. This is historical criminal unkind move, we advice Muse Biixi regime to avoid any such
    Criminal act. And seek resolving political problems by peaceful means, and protect Somali citizens carrying on them death penalty.
    What you do today will impact your relationship with Somali people.

    Reply

Post Comment