VIDEO-Somaliland oo Shaacisay Inuu Fashilmay Gooni Isutaag Doonkii ayn Somalia Ku Larantay iyo Muuse oo Xilka Laga Qaadayo.

Puntlandnews.net (Hargaysa)-Magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa hadda waxaa lagaga dhawaaqay war ka dhan ah madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo xukuumaddiisa gaabiska noqotay.

Waxaa la soo bandhigay lacagihii ugu badnaa ee lagu lunsaday xukuumadda mudadii uu xilka hayey madaxweyne Muuse Biixi, fashilka madax banaani doonkii Somaliland, dagaalada ka socda gudaha iyo xiriirka hoose ee dowladda Soomaaliya.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

2 thoughts on “VIDEO-Somaliland oo Shaacisay Inuu Fashilmay Gooni Isutaag Doonkii ayn Somalia Ku Larantay iyo Muuse oo Xilka Laga Qaadayo.

  1. awalaba laba magalo miyaa dowald noqonlaheeyeed hargesa iyo barbara waa dad been ku nool isuga sheekeeya ma arkaan miyaa ogaadeen inteey legtahay meey gooni9 isu taagaan waatan itoopiya gumeeysaneeysee ,waa riyoodeen isaaqa

    Reply

Post Comment