VIDEO-Somaliland oo Soo Bandhigtay Saraakiishii Ugu Badnaa & Maxaabiistii Dagaalkii Tukaraq oo Gacanta Loogelinayo.

Puntlandnews.net (Hargaysa)-Maalinimadii shalay ayey ahayd markii wasiiro iyo xubno katirsan saraakiisha ciidamada maamulka Somaliland ay ka amba bexeen magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Somaliland.

Saraakiishaasi iyo wasiiradaasi ayaa markii ay gaareen bartilmaameedkooda waxa ay soo bandhigeen qorshohooda iyo saraakiishii ugu badnayd ee ciidamada maamulka Somaliland u diyaarisay maxaabiistii lagu qabtay Tukaraq iyo guud ahaan Somaliland.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Post Comment