VIDEO-Waftigii Ugu Cuslaa ee Somaliland oo Gaarey Agagaarka Jiidaha Dagaalka iyo Maxaabiis Lagu Qaadayo.

Puntlandnews.net (Hargaysa)-Wararkii ugu dambeeyey ee ku soo dhacaya warqabadka Puntlandnews ee magaalada Hargaysa ayaa sheegaya in wafti ballaaran oo ka baxay Hargaysa uu gaarey deegaamo kuyaal dhanka furimaha dagaalka.

Waftigaani ayaa waxaa siweyn u soo dhoweeyey saraakiisha ciidamada Somaliland iyo maamulka gobolka Waxaana ay gacanta ku dhigeen maxaabiis gacanta lagu hayey kadib dagaaladii ugu dambeeyey ee ka dhacay.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Post Comment