VIDEO-Xildhibaano Katirsan Somaliland oo Siweyn u Ammaanay Puntland iyo Madaxweyne Gaas-CAJIIB.

Puntlandnews.net (Hargaysa)-Xildhibaano katirsan golaha wakiilada dowlad goboleedka Soomaaliland ee uu hogaamiyo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa ammaan kala duldhacay dowladda, shacabka iyo madaxda Puntland.

Xildhibaankaan ayaa siweyn u ammaanay Puntland gaar ahaan madaxweynaha xilligaan hogaamiya mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, wuxuuna siweyn u duray madaxweynaha Somaliland Muuse Biix Cabdi oo ku fashilantay gobolka Sanaag.

Wuxuu sheegay in shaqada kaliya ama guusha Somaliland ay gaartay ay tahay in deegaamadii ay sheegan jirtey uu ku damaashaaday mashaariicna ka fushadey madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maamed Cali Gaas.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

One thought on “VIDEO-Xildhibaano Katirsan Somaliland oo Siweyn u Ammaanay Puntland iyo Madaxweyne Gaas-CAJIIB.

  1. ASc.
    Suu wasiirka hargeeysa u sheegay weeye oo Gaas wax badan buu ka qabtay ardiga beesha Waesangeli.Beeshuna way istaahishaa in loo qabta wax badan oo wada fiican.Sababtoo ah waa beel u hogaansan amarada dawlada puntlaan iyo danaha reer puntlanba.

    Reply

Post Comment