War Deg Deg Ah (Sawirro) Howlgalo Ciidamada Ay Sameeyeen Ayeey Ku Fashiliyeen Qaraxyo Lagu Aasay Agagaarka Laamiga

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in howlgal ay sameeyeen Ciidamada Jubbaland gaar ahaan kuwa Miina-Baarka ay fashiliyeen Miino lagu aasay deegaano ka tirsan gobolkaas.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Jubbaland ayaa waxa ay sheegeen in howlgalkaas laga sameeyay inta u dahxeysa deegaanada Yoontooy iyo Dalcada Lug-low,isla markaana ay Ciidamadu soo saareen Miino lagu duugay wadada dhexdeeda.

Sidoo kale Saraakiishu waxa ay sheegeen in Miinada ay Goobta ku aaseen Al-Shabaab,isla markaan aay doonayeen in ay Bulshada ku dhibaateeyaan sida ay hadalka u dhigeen,Halkaan Ka Daawo Sawirrada

Halkaan Ka Daawo Sawirrada

One thought on “War Deg Deg Ah (Sawirro) Howlgalo Ciidamada Ay Sameeyeen Ayeey Ku Fashiliyeen Qaraxyo Lagu Aasay Agagaarka Laamiga

Post Comment