DAAWO-Muuse Biixi oo Khudbad Dheer Jeediyey Miyuu Ka Hadlay Dagaalka Tukaraq iyo Doorashada Puntland.

Puntlandnews.net (Hargaysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargaysa ayaa waxa uu jeediyey khudbad dhinacyo badan taabanaysay.

Corneal Muuse Biixi Cabdi madaxweynahaa maamulka Somaliland ayaa khudbadiisa oo daqiiqado badan soconaysay waxa uu kaga hadlay arrimo badan oo siweyn u quseeya maamulka uu madaxweynaha ka yahay.

HALKAAN KA DAAWO KHUDBADDA MUUSE

Post Comment