Siyaasiyiintii Ugu Tunka Weynaa Dhulbahante oo Garoowe War Culus Kaga Dhawaaqay Xilli Ay Isku Dhegan yihiin Camey iyo Gaas iyo Dagaal Markale Sool.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Xaaladda gobolka Sool oo ay marar badan ku dagaalameen Puntland iyo Somaliland ayaa aad u cakiran xilli ay Puntland isu diyaarinayso doorashad madaxtinimada iyo guddoonka barlamaanka cusub ee Puntland.

Qaar kamid ah xildhibaanadii iyo siyaasiyiintii ugu caansanaa beelaha gobolka Sool gaar ahaan beelaha Dhulbahante ayaa magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland kaga dhawaaqay war culus.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

4 thoughts on “Siyaasiyiintii Ugu Tunka Weynaa Dhulbahante oo Garoowe War Culus Kaga Dhawaaqay Xilli Ay Isku Dhegan yihiin Camey iyo Gaas iyo Dagaal Markale Sool.

  1. Maxamuud Faarax Ciise · Edit

    Maangaab Dhulbahante dhibkiis ha kala baxo Garowe. Dadakan ma Bosasso ama Gaalkacyo aadaan maxa yeelay qalqal iyo qas ayaa Garowe la imaanahayaan.

    Reply

Post Comment