AKRHISO-Madaxweyne Gaas oo Ku Dhawaaqay Inuu Taliyayaashii Ciidanka Badda iyo Daraawiishta Puntland Derojooyinka.

Dikreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha DPL ayaa maanta min hal darajo lagu dallacsiiyey taliya ciidanka daraawiishta DPL S/guuto Abdishukur Abdulah Hussen iyo taliyaha ciidanka PMPF S/guuto Adm Abdirizak Dirie.

One thought on “AKRHISO-Madaxweyne Gaas oo Ku Dhawaaqay Inuu Taliyayaashii Ciidanka Badda iyo Daraawiishta Puntland Derojooyinka.

Post Comment