DAAWO-Arrin Mucjiso ah oo Kadhacday Qabriga Ninkii Nebinimada Sheegtay ee Galkacyo Lagu Diley.

Cabdiwali Cilmi yare oo dhawaan Lagu dilay gaalkacayo kadib markii uu sheegtay in uu yahay Nabi islamarkaana dhawr mar uu Aflagadeeyay Nabi muxamed CSW ayaa mucjiso waxaa ay ka dhacday Qabrigii lagu aasilaha.

Dadka ehelkiisa ah ayaa la sheegay inaysan imaan qabriga Sheekh Cabdiweli balse koox kamid ah kooxdiiisii xerta la ahayd ayaa isku dayday inay aasan balse waxaa ay la kulmen mucjiso kadib markii uu u Qodmi waayay qabrigii.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Post Comment