DAAWO-Dowladda Ingiriiska oo Ka Hadashay Madax Banaanida Somaliland Miyey Aqoon Satay

Puntlandnews.net (HARGAYSA)-Maamulka Somaliland ee ka arrimiya inta badan waqooyiga Soomaaliya ayaa muddo ku dhow 30 sano baadi goob ugu jira inuu madax banaani ka helo Soomaaliya inteeda kale.

Wadanka Ingiriiska ayaa ah dalka ugu dhaw ee hogaamiyayaasha Somaliland ay Ictiraafka ka raadiyaan maadaama uu wadankaasi ahaa kii gumaystey deegaamada maamulka Somaliland.

Haddaba dowladda Ingiriiska ayaa ka hadashay madax banaanida maamulka Somaliland iyo haddii ay run yihiin wararka soo baxaya ee sheegayey in dowladda Britain ay aqoonsatay maamulka Muuse Biixi hogaamiyo.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Post Comment