DAAWO-Farxiya Kabayare oo Ka Badbaadey Qaraxyadii Muqdisho Iskana Soo Duubtay Muuqaal Qaylo-dhaan iyo Cay ay Ku Dhufatay Reer..

Puntlandnews.net (Muqdisho)-Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya waxaa maanta ka dhacay qaraxyo kala dambeeyey oo sababay khasaare nafeed oo isugu jira dhimasho iyo dhaawacyo & mid hantiyeed intaba.

Qaraxyadaasi waxaa kamid ahaa dadka ku dhintay mid kamid ah suxufiyiintii sida weyn looga yaqaaney magaalada Muqdisho kana mid ahaa howl wadeenada Tvga maxaliga ah ee Universal xaruntiisa magaalada Muqdisho.

Fanaanadda caanka ah ee Farxiya Kabayare ayaa shaacisay inay ka badbaadey qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho waxaana ay soo dirtay qaylo-dhaan xoogan iyo cay.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Post Comment