DAAWO-Khilaafka Madaxda oo Meeshii Ugu Saraysay Gaarey iyo Xaaladda oo Caawa Baastoolad Maraysa.

Puntlanndnews.net (Garoowe)-Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno khilaafka madaxda gobolka ayaa sheegaya inuu marayo meeshii ugu saraysay isla markaana ay xaaladdu marayso in masuuliyiinta ugu saraysa ay baastoolad isula baxaan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO XOGTA

Post Comment