DAAWO-Madaxweyne Gaas oo War Soo Saaray Si Rasmi ahna u Shaaciyey in Khayre iyo Farmaajo

Puntlandnews.net (Garoowe)-Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa war culus oo uu soo saaray kaga hadlay xaaladda Guud ee Puntland gaar ahaan xilliga kala guurka ah iyo qorshaha xukuumadda ee doorashada 2019.

Dowladda Puntland ayaa weerar culus ku qaaday dowladda federalka ah ee Soomaaliya gaar ahaan madaxda ugu saraysa oo faragelin qaawan la sheegay inay ku hayaan doorashada madaxtinimada Puntland ee 2019.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Horay waxaa sidaan si lamid  dowladda federaalka ee Soomaaliya eedeymo culculus ugu jeediyay maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya oo ku eedeeyay in doorashada maamulkaasi ay faragelin ku hayaan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

 

2 thoughts on “DAAWO-Madaxweyne Gaas oo War Soo Saaray Si Rasmi ahna u Shaaciyey in Khayre iyo Farmaajo

  1. ASC.
    Ina farmaajo iyo Ina Khayre haddii ay wax yahiin waxay wax ka qaban lahaayeen halkay joogaan.Waxba meesha kuma hayaan.Meeshay xamar ka nidaamin lahaayeen oo ay la diriri lahaayeen Shabaab iyo musuq-masuqa waxay ku mashquuleen diminta maamul gobaleedyada.Yaa u sheega in aysan puntlaan ahayn Cadaado iyo baydhabo.Maamulkii Muxammad Siaad Bare iyo jabhadihii usc ee wada hubaysnaa baa wax ka qaadi waayey reer puntlaan.Waxaa isna ku hungoobay wax ma tarihii Xassan Shiikh iyo xulufadiisii oo dhaqaalo badan ku bixiyey sidii loo dumin lahaa puntlaan.Wayse ku wada khasaareen.

    Reply

Post Comment