DAAWO-Muuse Biixi oo Lakulmay Wafti Ka Socda Midowga Kalana Hadlay Ku Biirista Muqdisho iyo Dagaal Tukaraq.

Puntlandnews.net (Hargaysa)-Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magaalada Hargaysa kula kulmay wafti ballaaran oo ka socda midawga reer Yurub iyo dalal kale.

Muuse Biixi Cabdi madaxweynaha maamulka Somaliland iyo waftigaan ka socdey dalalka reer Yurub ayaa ka wada hadlay xaadaladaha guud ee Soomaaliya, Somaliland iyo xiisadaha ka aloosan gobolka.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Kadib kulanka madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in labada dhinac ay kawada hadleen wadahadaladii Soomaaliya iyo Somaliland iyo arrimo kale oo quseeya mandaqadda geeska Africa.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Post Comment