DAAWO-Puntland Miyey Aqoonsatay Goosashada Somaliland, Suldaan Sh Cabdiqani Qorane ayaa Sirta Shaaciyey.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Muddo ku dhow 30 sano maamulka Soomaaliyeed ee Somaliland ayaa raadinayey ictiraaf uu kaga go’ayo guud ahaan Soomaaliya inteeda kale, wuxuuna shegay inuu yahay dowlad madax banaan.

Haddaba Suldaan Sheekh Cabdiqani Qorane oo kamid ah isimada iyo culimaa’udiinka deegaamada Puntland ayaa su’aal geliyey in Puntland aqoonsatay maamulka Somaliland inuu ka madax banaan yahay Soomaaliya inteeda kale.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAALACATO

One thought on “DAAWO-Puntland Miyey Aqoonsatay Goosashada Somaliland, Suldaan Sh Cabdiqani Qorane ayaa Sirta Shaaciyey.

Post Comment