DAAWO-Puntland oo Caawa Gudaha u Gashay Laascaanood iyo Shacabka oo Soo Dhoweeyey.

Puntlandnews.net (Laascaanood)-Puntland ayaa markaan saamayn xoogan kuyeelatay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxaana shacabka kunool magaaladaasi ay siweyn u taageereen beelweynta Daarood iyo dedaalada socda.

Shacabka kunool maagaalada Laascaanood ayaa markaan xaqiiqo badan rumaystay waxaana muuqaaladii ugu dambeeyey ay muujinayaan sida ay u taageerayaan Puntland iyo dhaqdhaqaaqyada xoogan oo ka socda gobolka Sool.

RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Post Comment