DAAWO-Puntland oo La Wareegtey Taleex iyo Madaxdii Beelaha Daarood oo War Farxad Leh Kaga Dhawaaqay.

Puntlandnews.net (TALEEX)-Wararka caawa ka soo dhacay degmada Taleex ee gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaasi ay si rasmi ah ula wareegtey Puntland ayna war farxad leh kaga dhawaaqeen masuuliyiintii beelaha Daarood.

Boqorka beelaha Daarood boqor Burhaan boqor Muuse iyo isimo ugu waaweyn beelaha Dhulbahante iyo simo kal socda deegaamada kale ee Puntland ayaa gudaha degmada kaga dhawaaqay maamulka shir ka furmay degmada iyo arrin farxad gelisey umadda Soomaaliyeed.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Post Comment