DAAWO-Puntland oo La Wareegtey Taleex iyo Waftigii Madaxweyne Gaas Diray oo Kaga Dhawaaqay War Muuse Biixi Ka Nixiyey.

Puntlandnews.net (Taleex)-Dowladda Puntland ee uu madaxweynaha ka yahay madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa guul weyn ka gaartey degmada Taleex oo ay si rasmi ah ula wareegtey.

Waftigii ugu ballaarnaa ee uu madaxweyne Gaas diray ayaa degmada Taleex hadda gudeheeda kaga dhawaaqay war farxad geliyey shacabka gobolka Sool aysanse ku farxi doonin Somaliland.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Post Comment