DAAWO-Qaraxyo Waaweyn oo Caasimadda Lagu Qabtay iyo Somaliland oo Ka Dambaysa.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Wararkii ugu dambeeyey ee aanu caawa ka helayno magaalada caasimadda ah ayaa sheegaya in gacanta lagu dhigay qaraxyo waaweyn oo la damacsanaa in ammaanka lagu waxyeeleeyo.

Qaraxyadaan oo ahaa kuwa culus ayaa laamaha ammaanku sheegeen inay yihiin kuwii laggu diyaarinayey gudaha Somaliland oo xiisad culus muddooyinkaan kala dhexaysay Puntland.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

2 thoughts on “DAAWO-Qaraxyo Waaweyn oo Caasimadda Lagu Qabtay iyo Somaliland oo Ka Dambaysa.

  1. Somalia language is studied by manipulating Somali Families.
    Foreign forces came to by Somalia by means of organised crime,
    throw all the foreign forces out of Somalia.

    Reply

Post Comment