DAAWO-Somaliland oo Hubka Laysula Baxay iyo Madaxweyne Muuse Biixi oo Weerar Lagu Qaaday.

Puntlandnews.net (Hargaysa)-Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Hargaysa gaar ahaan aqalka madaxtooyada ayaa sheegaya in madaxweyne Muuse Biixi uu welwel xoogan soo wajahay.

Siyaasiyiin miisaan iyo mug kuleh Somaliland ayaa qoryaha gurtay isla markaana gudaha Hargaysa weerar culus kaga qaaday xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Post Comment