DAAWO-Weriye Booqday Jiidaha Hore ee Dagaalka Tukaraq Warbixina Ka Diyaarshey Ciidanka Puntland.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Xiisad u dhexaysa Puntland iyo Somaliland ayaa weli ka taagan deegaanka Tukaraq iyo deegaamo kale oo katirsan gobolka Sool, halkaasi oo ay dhowr jeer ku dagaalameen labada ciidan.

Kadib dagaalo kharaar oo labada dhinac ku dhexmaray deegaankaasi, xagee ku dambeeyey dagaalkii Puntland shaacisay inay ku qabsan doonto deegaamada Somaliland ka maamusho gobolka Sool.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Post Comment